Hornmed Health Tour

  • Home
  • About Us
  • Our Services
  • FAQ
  • Hospitals
  • Specialities
  • Blog
  • Contact
  • soSomali
    • enEnglish

Kusaabsan Hornmed

Ujeedada Hormed

Hay’ada Hornmed waxay aaminsan tahay in caafimaadku sal u yahay wanaaga farxad ku noolaashaha qof baniaadamka ah. Caafimaadka qofka waxay kaloo sal u tahay dhaqaaqaha qofka si uu kor ugu qaado dhaqaalaha nolosha. Hadaba Hornmed waxay u balan qaadeysaa  in ay bukaanka siin doonto macaamil fiican inta ay isku daweynayaan ama dawadu ugu socoto wadanka Malaysia. Macaamilkaas wuxuu noqon doonaa mid lama ilaawaan ah oo qibrad iyo fikrad wanaagsan ku reeba  qalbiga bukaanka dawada loo keenay.

Balanqaadka Hormed

Ujeedada Hornmed waa iney u fududeyso caafimaad baarista bukaanka ka imaaaya geeska afrika iyadoo la kaashaneysa isbitaalada iyo hay’adaha caafimaadka ee wadanka Maleysia. Talaabooyinka hawl fudedeynta waa ka mid ah inaan xaajoono takhaatiirta ka shaqeysa isbitaalada anagoo matalayna bukaanka, inaan u diyaarino bukaanka fiisaha iyo isbitaalka ugu haboon ee cudurka markaas haysta bukaanka uguna qiimo jaban. Waxqabadka Hornmed wuxuu kusaleysan yahay:

  • Waxtar hufan oo casriyeysan
  • Waxtar daryeel fiican ku saleysan
  • Qadarin iyo tixgalin gaar ah bukaan kasta aynu caawino
  • Daryeelka danta guud ee bukaan kasta iyo sida uu jecel yahay in wax loogu qabto

 

Contact Us

Hornmed Sdn Bhd:

Address:
Jalan Jernai , Medan Idaman, 53100,
Kuala Lumpur, Malaysia

Telephone: +601139944180

Website: www.hornmedht.com

Email: info@hornmedht.com

Facebook: facebook.com/hornmed.sdnbhd

Quick Menu

  • Home
  • About Us
  • Blog
  • Contact

Copyright © 2021 · Executive Pro Theme on Genesis Framework · WordPress · Log in